James Swan iyo Wefdi la socday oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo (Daawo Sawirada)

Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo, waxaana garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay Madax katirsan maamulka Jubbaland. James Swan iyo wefdiga la socday ayaa soo dhaweynta kadib loo galbiyay xarunta Madaxtooyada maamulka Jubbaland halkaas uu kula kulmi doonaan Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Kulanka … Continue reading James Swan iyo Wefdi la socday oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo (Daawo Sawirada)